
Warshadda Bacriminta Godey: Fursad-Horumarineed mise Dabin-Khiyaano
WQ: Roble Ahmed Bishii Oktoobar 2025, wuxuu Abiye Axmed dhagax-dhigay Warshadda Bacriminta ee Godey (Gode Firtilizer Plant) oo uu ku baxayo adduun dhan $2.5 Bilyan, waxaana ka caawinaya uu heshiis aan la sii sheegin kula galay Shirkad Nayjeeriya laga leeyahay…






