
Kornayl Berhanu Jula oo maanta waxaa safarka ku tagay Godey
Maanta waxaa safarka ku tagay Godey, Soomaali Galbeed) Kornayl Berhanu Jula oo ah Oromo kuna magacaaban Abaanduulaha Ciidamada Itoobiya (Oromo Liyu Police), warar is-khilaafsan ayaana ka imanaya ujeedka safarkiisa. Waxaase la xaqiijiyay in dad lagu sheegay odayaal Beelaha Soomaaliyeed (Xawaadle,…


